Ciidamada Dowlada oo gacanta kusoo dhigay nin Qaraxyo miino aasayay

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka October ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu katirsan yahay Al Shabaab, kaa oo xiliga la qabanayay qaraxyo miino ku aasayay inta u dhaxeysa Deegaanada Buufow Bacaad iyo Janaale. Warbaahinta dowlada ayaa baahisay in ciidamada milatariga Soomaaliya gacanta ku dhigeen ninkan xili uu ku howlanaa in … Continue reading Ciidamada Dowlada oo gacanta kusoo dhigay nin Qaraxyo miino aasayay